Dagaal la isku habeensaday oo ka dhacay Bacaadweyn & Galmudug oo ka hadashay

Degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug waxaa galabta ka dhacay dagaal dhexmaray dadka Degaanka iyo Milateriga Soomaaliya oo isku dhinac ah iyo kooxda Al-Shabaab, iyadoo dagaalkan uu soo gaaray fiidnimadii caawa Dagaalka ayey wararku sheegayaan inuu bilowday markii hoobiyeyaal lagu soo tuuray Magaalada Bacaadweyn kadibna waxaa goobta laga soo tuuray ku baxay ciidamo ka tirsan kuwa … Continue reading Dagaal la isku habeensaday oo ka dhacay Bacaadweyn & Galmudug oo ka hadashay